Maamulaha Dugsiga sare ee Ubaya binu Kacab Mudane Mustafe Muxumed Allabari ayaa iclaamiyay mudada fasaxa ee dugsiga iyo waqtiga ay aradaydu ku soo laaban doonaan, gaar ahaan Fasalada Form one , Two Three . Halka ay fasalada Form Four ka loo sii wadi doono daraasaadka wax barasho laga bilaabo Isniinta oo ay bishu tahay 20/01/2020 ilaa 27/01/2020