Welcome To Our School

Welcome To Our School

Dugsiga Ubaya Binu Kacab wuxu ka midyahay dugsiyada ugu taarikhda wayn gayiga soomalida uguna tayada badan.

Read More
Welcome to Ubaya School

Welcome to Ubaya School

Kuso dhawaw Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab

Join Now
Explore

XOG KU SAABSAN DUGSIGA

Xog kooban oo Schoolka ah

Dugsiga waxaa la’aasaasay February 1992,waxaa fikrada lahaa dhalinyaro iskugu jirtay Culumaa’udiin, Injineero, iyo Aqoonyahano ku takhasusay laamaha cilmiga ee kala duwan.Dhalinyarada fikradda aasaaska la timiday
waxa u muuqatay halka ummad laga dhisaa in ay tahay waxbarashada, maxaa yeelay “in aad qof kalluun siiso maalin walba oo uu
adiga wax kaa sugo waxa ka wanaagsan in aad barto sida loo kaluumaysto”. In aad tuulo u keento dhakhtar aqoon sare leh waxaa ka
wanaagsan dhalinyarada tuulada oo aad barto gargaarka deg-dega ee caafimaadka.Iyadoo laga anbaqaadayo aragtiyaha aan kor ku xusay, waxay dhallinyaradii bilaabeen xaqiijinta yoolka ay tahay in la gaadho, waxaa la qaaday talaabooyin isku xigxiga, oo aan mid mid u soo qaadan doono.

About Image
Explore

QAYBAHA KALA DUWAN EE DUGSIGA

Dugsiga Sare

Dhismaha dugsiga sare waa deeq ay bixisay Dawladda Kuwait Mashruucana waxaa fulisay Hay’adda Qarni-Ifriiqi ee fadhigeedu yahay Hargaisa….

read more

Dugsiga Dhexe

Horraantii sannadkii 1994 waxaa dugsiga loo iibshay dhul cabbirkiisu yahay 45×30 kuna yaala beerta Cilmi Obsiiye(Cilmi gaab). dhulka…

read more

Dugsiga Hoose

Dugsiga Hoose ee Schoolka Ubaya Binu Kacab waxa la bilaabay horaanti 1992. Waxa lagu bilaabay hal fasal kadib…

read more
Explore

Our Team Members

Mustafa Allabari

Mustafa Allabari

High School Principal
Omer Fariid

Omer Fariid

Intermediate school principal

Omer Fariid waa Muumulaha Dugsiga Hoose dhexe ee Ubaya Binu Kacab School. Wuxu Maamulka qabtay sanadki …

Abdirahman Muse Tubec

Abdirahman Muse Tubec

General Supervisor

Tubeec waa kormeerka guud ee dugsiga. Wuxu eega sadex qaybood. Sida macalimiinta wax u dhigayan. Sida ardayda wax…

99

ARDAYDA DUGSIGA SARE

99

ARDAYDA DUGSIGA DHEXE

99

ARDAYDA DUGSIGA HOOSE

99

ARDAYDA KA QALAN JABISAY DUGSIGA

Explore

Student Alumni

Mustafa Elmi

Waxan nasib uyeeshay inan ka mid noqdo ardayda ka baxday Dugsiga Ubaya Binu Kacab. ALLA MAHAD LEH.

Ahmed Hanfi

Dugsiga Ubaya waa Dugsiga ugu wanaagsan Somaliland gaar ahaan gobolka Awdal.

Jimcale Dahir

Waxay ahayd waqti wanagsan iyo waxbarasho tayo leh oon kuso qaatay dugsigayga Ubaya Binu Kacab. Ma ilaawi doono…

Explore

Our News

Munaasibad lagu Dhiirigalinayay Ardaydii 10-ka kaalmood ee u sareeya ka gayl Imtixaanka teeramka Koobaad {Term One} ee sannad…

Read More

Maamulaha Dugsiga sare ee Ubaya binu Kacab Mudane Mustafe Muxumed Allabari ayaa iclaamiyay mudada fasaxa ee dugsiga iyo…

Read More

Dhamaan Ardayda kala heereka duwan ee dugsiga Ubya binu kacab secondary school wa wax la ogay-siinayaa in ay…

Read More

Siloo horumariyo bulsho waa in la soo saaraa jiil wax bartay Qayb ka mid ah ardayda oo soo…

Read More

23.10.2019 Maamulaha dugsiga Hoose dhexe ee Ubaya binu kacab qaybta gabdhaha ayaa maanta duhurkii furay Imtixaanka bilaha ah…

Read More