Munaasibad lagu Dhiirigalinayay Ardaydii 10-ka kaalmood ee u sareeya ka gayl Imtixaanka teeramka Koobaad {Term One} ee sannad dugsiyeedka 2020-2021 kuwaas oo ay tiradoodu dhanayd {19 Arday}

Maamulka, Macalimiinta iyo Gudida waalidka dugsigu waxay Hambalyo u dirayaan dhamaan Ardayda ku Guulaystay kaalmaha u sareeya Imtixaanka Teeramka koobaad, iyagoo u rajaynaya in ay guulo waaweyn ka soo hooyaan Imtixaanada kale ee soo socda. Dhanka kalana waxay ku dhiirigalinayaan dhamaan ardayda dugsiga oo ay farayaan in ay dadaal badan la yimaadaan si ay iyagna maalmo kale halkaa u soo joogsadaaan oo ay guulo waaweyn gaadhaan.

Xaflad lagu Dhiirigelinayay Ardaydii 10-ka Kaalmood ee u Sareyay Dugsiga Sare Ubaya Imtixanka Term-1