Dugsiga Dhexe

Horraantii sannadkii 1994 waxaa
dugsiga loo iibshay dhul cabbirkiisu
yahay 45×30 kuna yaala beerta Cilmi
Obsiiye(Cilmi gaab). dhulka waxaa ka
masuul ahaa Maxamad Cilmi
Obsiiye(Cirro)