Dugsiga Sare

Dhismaha dugsiga sare waa deeq
ay bixisay Dawladda Kuwait
Mashruucana waxaa fulisay
Hay’adda Qarni-Ifriiqi ee
fadhigeedu yahay Hargaisa.
Dhinaca qalabka kuraasida ,
miisaska iyo sabuuradaha waxaa
ka taageeray Gargaar NGO,kasoo
inta badan caawiya goobo badan
oo ay ka midyihiin dugsiyada iyo
dhakhtarada.