23.10.2019 Maamulaha dugsiga Hoose dhexe ee Ubaya binu kacab qaybta gabdhaha ayaa maanta duhurkii furay Imtixaanka bilaha ah ee dugsiga . halkaasuu ku akhriyay xeerarka iyo nidaamyada imtixaanka.

waxa kale oo goobta ka hadlay Kormeeeraha dugsiga isagoo ardayda ku bogaadiyay in ay dadaal muu jiyaan iyo in ay ka fogaadaan wax kasta oo ka mamnuuc ah in ta lagu gudo jiro imtixaanka iyo dhamaan daraasaadka

3 thoughts on “Bilawga Imtixaanka Shahriga ah ee dugsiyada Ubaya binu Kacab

Comments are closed.